Arimaha Somalia aya Waxa laga waydin shaqsi an so dhafin waligis Kenya ahna somali Kenyan. Corruption ayu ka hadlaya Kenya ya ka Corrubtion badan hadane wa Dowlda xogan. Dalka wa la hesta kulaha? War anaga aya is heysano cid nama heysato qabiil aya na hesto. Xaqiiqda wa tas 🇸🇴🥲